Friday, June 2, 2023

The United Nations is considering extending the arms embargo on Somalia after successive wars with al-Shabaab in which it seized weapons and military equipment.

 Qaramada midowbe ayaa diyaarineysa hidiso sharciyeed kaasoo suurtagal kadhigaya in dib soomaaliya loogaliyo ama loo kordhiyo xiyiraadii hubka ee saarneyd

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa dhacayay dagaalo lagusoo qaaday dowlada soomaaliya loogana dilay ciidamo aad ubadan waxaana sidoo kale looga qaatay saanad ciidan oo aad ufarabadan waxaana dunada ay qiimeyneysaa hanaanka ciidanka soomaaliya iyo hogaanka ciidanka

Sidoo kale waxaa su.aal lagaliayay in ciidamada ADMIS ay siijoogi doonaan soomaliya in ay bixi doonaan dhamaadka sanadka 2024

Qaramada modowbe ayaa waxay lama filaan ku tilmaameen sida ay alshabaab ula wareegeen saanada ciidan ee intaas dhan waana sababta keentay in dib ueegis lagu sameeyo hanaanka xayiraada hubka soomaaliya

Waxaa sidoo kale dhaleeceen loosoo jeediyay dowlada hada jirta taasoo uu hogaamiyao HASSAN SHEEKH MAHAMUUD    waxaana lasheegay in aysan diyaarin hanaan lagu wajoho alshabaab balse ay tahay waxa socdo taareerid alshabaab

Waxaa dunida shaki galiyay oo keenay in dibloo eego hanaanka xayiraada hubka soomaliya dagaalo ay alshabaab ku guuleysteen oo ay kamid yihiin dagaalkii buulo mareer iyo kii galcad

Waxaa jawaab laga sugayaa xogayaha qaramada midobe taasoo ku aadan kurdhinta xayiraada iyo in laga soorayo ciidamada hada joogo somaliya

Hadagkan ayaa waxa uu waji gabax kuyahay dowlada somaliya oon ilaa hada kajawaabin dagaalidii alshabaab ay kula wareegeen hubka iyo saanada ciidan




Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...