Wednesday, February 21, 2024

NINKII GUBAY XAASKIISA OO BILAABATAY MAXKAMADEYNTIISA

 Maanta ayaa waxaa sitaas ah loo furay galdacwadeedkii  kusaabsanaa ninkii gubay xaaskiisa 

Kiiska ayaa waxaa hareeyay hadalheyn. Aad ubadan Ayadoona ehelada luul oo ah dhibanaha ayaa muujiyay kalsooni daro aad u weyn

Godoomiyaha maxkamada gobolka banaadir iyo gorsoorayaasha maxkamada ayaa waxay lahadleen dhinacyada ayquseyso dacwadan 

Waxayna sigaar ah ula hadleen qooska luul oo uu ugu horeeyo aabaha luul waxay u sheegeen in maxkamada ay kukalsoonaadaan niyadana aydajiyaan kana warsugaan go.aanka maxkamada

Eedeysanaha ayaa sida lawada ogsoonyahay ayaa waxaa lasooqabtay asiga oo baxsad ah waxaana laga sooqabtay duleedka gobolka mudug
Eedeysanaha ayaa mar ay wareeysatay maxkamada wuxuu sheegay in uusan dilka geysan balse dhibane luul iyada ay wadatay naftada oo ay markii Hore ay iidirsatay waa sida uu hadalka udhigaye waxayna idhahda ifur waxay shiday jantaha si ay iigu cabsi galiso waan iska kalatuuray waxaan kulma jantihii shidnaa iyo naftadii aan usoogaday oo ay gacanta kuheysay waxaasoo dhana waxay kadheceen islagoobtii aan ugu keenay naftadii ay iidirtay waa sida uu hadalka udhigaye
Maxkamada ayaa waxaa lahorkeenay caruurta dhibane luul midkii ugu yaraa wuxuuna sheegay in abti uu lugta kagubay hooyadiisna ay gubaneysay
Marlawareestay gabadha ugu weyn caruurta dhibane luul ayaa sheegtay in ay aragtay hooyadeed oo holceyso eedeysanahana uu guriga kor ugadooxiray waliba iyadoo holceyso taasoo vadashay dhamaan kasoo qeybgalayaashii dacwada dhibane luul
Godoomiyada maxkada ayaa wareysiga caruurta luul kadib ayaa wax uu yeeray eedeysanaha wuxuuna wax kaweydiiyay hadalka caruurta 

Eedeysanaha ayaa iska bari yeelay eedeymaha loo heysto 

Kalfadiga dacwadan ayaa waxaa aad u wada sugaayay dhamaan umada soomaliyeed waxayna aheyd mid kaduwan dacwadihii Hore 

Kiiskan ayaa waxaa loowada sugaayay sikaduwan kiisaskii hore 

Garyaqaanka difaacayo eedeysanaha Ayaa waxaa kufoigan indhaha shacabka somaliyeed

Garyaqaan kan ayaa wuxuu sihoose usheegay in keeskan uu yahay kii ugu adkaa ee uu qabto waayo waxaa kiiskan iiga xumaaday dhamaan ehelkeygii oo dhan waayo dhamaan waxay ku dareenyihiin ehelka dhibane luul

Eedesanaha ayaa waxaa kamuuqdo dhaawacyo uga yaalo meelo. Badan oo korkiisa kamid ah taasoo uu kusheegay in ay soogaareen markii uu badbaadinaayay dhibanaha 

Dacwadan ayaa waxaa sitoos ah uga hadlay madaxweynaha qaranka somaliyeed xassan sheekh mahamuud wuxuuna sheegay in Tani ay bilaaw utahay cadaalada 

Garsookana looga baahan yahay in ay sharciga ilaaliyaan 

wuxuu kaloo raaciyay garsoorka dalka waxaa dhowraya 25M oo somali ah waxaana qasab ah in muwaadin kasta uu helaa cadaalad




No comments:

Post a Comment

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...