Dowlada soomaliya ayaa dagaal kula jirta alshabab mudo kabadan sanad waxaase jira qasaaro kasoo gaara ciidamada soomalyeed kasoo lasheego in uu kuyimaada qilaaf dhanka hogaanka ciidamada ilaa iyo hada waxaa su.aalo ay kataagan yihiin qasaarihii saagaaray ciidamada iyo dhimashadii kadhalay oo gaartay xadi aad ubadan wxaana hal mar kusoo baraarugay madaxda dowlada somaliya iyo guud ahaan shacabka somaliyeed oo arinkan qaadanwaa lanoqotay waxaana baaritaan dheer lagaliyay arintan iyo sababtii kadambeysay in dhimashada ciidamadu ay ilaa intaas ay gaaraan waxaana madaxweynuhu uu gudi baaris arintaas usaaray waxaa kaloo soo codsaday in labaaro arintaas dowladaha ay kamid yihiin uk marecanka midowga yurub iyo dowlada turkiga .waxaana lasheegayaa in dhimashada ciidamada intaas laeg ay ubaahantahay in masuuliyadaas ay cidi qaadato waxaan lagamamaarmaan ah in ay dowladu cadaalada horkeento cidii laheyd masuuliyaas waxaana soo ifbaxayay in ay jiraan dano gaar ah iyo in lasiyaasadeyay habraacii ciidamada
tan ayaa keeni karta cawaaqib xumo soo gaarta dowlada somaliya waxaana warar hoose ay sheegayaa in dowlada aykalashakisay iyadoona lasheegayo in dowlada iyo alshabab ay isku milmeen taas ayaana dadku isla dhaxmarayaan waxaa sidookale soobaxay in hogaanadii ciidamada xabsiga loo taxaabay kuwaasoo lagu eedeeyay in ay qabka ahaayeen dayacaadii dhacday aysan sihufan ugudan masuuliyadii hogaamineyd ee kasaarneyd ilaalinta iyo kalahagida ciidamada
dayacaada kajirta hogaanka ciidamada ayaa lasheegayaa in ay jiraan danagaar ah kuwaasoo loo adeegsado musuliyadii ay uhayeen umada somaliyeed
sidaas silamid ah waxaa soo baxayay in ay jiraan ganacsato kaqeyb ah dilalka qorsheysan ee kadhaca magaalada muqdisho waxaas oo dhan ayaa waxaa dusha laga saaray in ay dowlada somaliya ay dayacday musuuliyadii ay uqaaday shacabka soomaaliyeed iyadoona masuuliyiintii dowladu ay isku rogeen kuwo had iyo jeer ilaashada danahooda gaarka ah si ay kusiga ugu siifadhiyaan waxaana halkaas kudhamaaday ciidamadii iyo shacabkii soomalliyeed
ilhaa iyo hada waxay dowladu sheegatay in dhacdooyinkii dhacay ay dowladu dusha saaraneyso balse loo baahanyahay in shacbku ay kadhursugaan dowlada soomaaliya
Waa muhiim in xal loohelo dhimashada tirade nadan ee ciidamada somaliya
ReplyDelete