Kulan dagdag ah uu madaxweynuhu isugu yeeray dhamaan hogaanada ciidamada boliska iyo sirdoonka somaliya
Shirking ayaa looga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay iyo waliba talaaboyinkii ay qaaday dowlada itobiyaSidookale waxaa looga hadlay sidii dalkan loo difaacilahaa siwaliba wada jir ah
Ladhinyaradaan ayaa balanqaaday in ay utaaganyihiin difaacida dalkan iyo dalkan kudaalay dagaaldan soolaablaabtay
Madaxweynaha ayaa wuxuu hordhigay kasoo qeyb galayaashii Shirke in mudo kooban aykusoo bandhigaan qorshe cad oo dalkaan lagu difaaco
Taliyaha ciidamada boliska somaliya ayaa sheegay in aywadaan soonabadhigi doonaan qorshasha difaaca dalka
Madaxweynaha ayaa dhiiri galiyay dhamaan dhalinyaradii katirsaneyd ciidamada boliska somaliya wuxuuna usheegay in ay muhiim tahay in dalka laga qaado meesha uu hada marayo Lana gaarsiiyo meel halkan kawanaagsan
Wuxuu taliyaha ciidamada boliska somaliya ayaa sicad wuxuu ugu sheegay dhamaan taliyaasha saldhigyada magaalada in aysoo cadeeyaan qorshe maalmeedkoda siloohelo shaqo wanaagsan Dal horumaray
Gabagabadii ayaa waxaa kasoo baxay warmurtiyeed lagu sheegay ilaalinta dalka iyohorumarinta dalka somaliyeed
Waa muhiin in dalka waxlaga badalo
ReplyDelete