Wednesday, April 5, 2023

Hayaanka Nolosha


 

Chapter 2.Ilintii Agoonka

Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray dugsi quraan kaas uu kabaranayay QURAANKA waxayna kuwada Noolaayeen isaga iyo qooskiisa nolol iska caadi ah oo aheyd nolosha kajirtay magaaladii ay ku Noolayeen aduunya wuxuu kugu jeclaa aabihiis iyo hooyadiis malitiina wuxuu ugu farxad Badnaa xiliga galabtii ah oo uu imaan jiray abihiisa waxaana abahas caado u aheyd in uu Suuqa soomaro wuxuuna caruustiisa usoo iibin jiray wixiiba farxad galinayo runtii aad buu Ugu  dadaali jiray balse shaqda uu hayo ayaaba marmar iska aheyd 

Sulubna waa mid mar waliba raadiya xalka iyo sida ay wax isku badali lahaayeen wuxuuna Bilaabay sameynta saacadaha iyo farsamoyin kale oo uqas ah si uu uxaliya xalada nafeed Kadibna tanqooskiisa waayo mauusan heynin xalkaduwan midaas

Sacadu weywareganeysaaye waxay socotaba waxaa dhacday in sulub aabihiis uu waxa kadalbado aabihiisna aadbuu uilmo jeclayay durbadiiba wuxuu ku yiri aabo waa inoo galabta Waana kusiinaa wixii aan kaa balanqaaday ,kadib maxaa dhacay?

Chapter 2 .Ilintii A goonka 

Saacadihii rajada waxay isku badaleen murugo iyo tiirayo waxaana lagu soo wargaliyay in uu Geeriyoday abihiis durbadiiba wuxuu kusoo baxay sihalhaleel ah wuxuu ahaa mid aad uyar Oo mauusan qaadi Karin masuuliyada duugta aabihiis

Balse wuxuu qaatay go.aan ah in uu xakameeyo qalbigiisa ilinta uu iska ilaaliyo  sidadku Aysan ugu abuurin caloolyow

Asagu waxaa kawynaa ilmo ladhashay kuwo kalana wey kayaraayeen  balse asaga damiirkiisu Wuxuu tusayay in ay sugeyso nolo adag taas oo ubaahan in ALLAAH lala kaashado balse Ubaahan adadeeg

Rajadii sulub waxay noqotay mid ay kutimid qabjab iyo caloolyow dunida ILLAHEY wuxuu kaleeyahay xigmado aad u farabadan balse baniiaadmiga madareemaan xigmadaas

*      Hooyo




Halkan waxaa kabilaawday  in sulub hoyadiis ay bilaawdo in ay dhaxda uxirato caruurtii AGONTA noqday oo uu kamid yahay sulub

Hoyadan waxay caruurteeda u hurtay wax waliba oo ay nafteedu karikartay kama aysan daalin korinta iyo tarbiyada caruurteda waxaase in taas usii dheeraa cadaawad ay kula kecen dadkii uu kazoo jeeday ninkii kadhintay waxaase oo dhan dhag jalaq uma aysan siinin waxayna sii wadatay in ay korsato caruuteda agoonta ah

Sulub wuxuu ahaa mid lasocdo xaalada hooyadiis ay ku jirto iyo sida ay ku raadineyso ama ay Uga fekereyso koriimadooda

Sulub iyo walaalkiis waxaa lageyay iskuul kuyaalay deegankii ay kunoolayeen wuxuuna ahaa Mid ay farxadi hareysay waayo wuxuu kadhax arkayay fursad uu hooyadiis ku caawin karo Wuxuuna noqday mid aad ugu dhow maamulka iyo macalimiintii iskuulkiisa wuxuuna waxbarashada kabilaabay fasalka koobaad ee iskuulka

Waxaay sidaas wax usocdaanba wuxuu dhameeyay sulub dugsigii hoose wuxuuna ugudbay dugsigii dhexe ee iskuulka inta uu iskuulka joogo mahine inta kale wuxuu ahaa mid ku dadaala in uu sameysto waxsoosaar si uu hoyadiis uu u caawiyo

 

 

 

 

2 comments:

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...