Chapter 4
Sulub iyo qooskiisu waxaay uqexeen duleedka magaladii ay daganaayeen waxayna wali ahaayeen qoos dhameystiran oo ma,aysan saameynin dagaaladii ciidamadii itoobiya iyo kuwii maxaakiimta oo markaas kasocday magaalada.dadku waxay iskula dagayeen qoos qoos iyo sidii ay iskugu dhowyihiin waxaayena ladageen sulub iyo qiiskiisu qoos ay ilmo adeer ahaayeen waxaa halkaas kajiray duruufo nololeed oo aad u adag waxaa mararka qaar adkaan jiray nolosha qooska sulub waxayna hooyadiis garab weydiisan jirtay sulub adeerkiis oo ay isku meel daganaayeen . hooyo waxana kala sookulmi jirtay wajigabax iyo hadalo aan munaasib ku aheyn markaasi.
Damiirka hooyo matisineynin in ay
fariisato iyadoo caruurteena ay beehi lajiifaan waxaana aheyd mid marwaliba
kubixisa dadaal dheeraad ah sidii ay wax ugu helilaheyd caruurteeda ILAAHEYNA
wuu kuguuleyn jiray wax uhelida caruurteeda .
Adeerku markii uubulshada kudhaxjiro
waa mid kusheekeeyay wax utarista Qooskii uu kageeriyooday walaakiis balse
taasi sax ma.aheyn oo daahbaa saarnaa dadku aysan ujeedin
Marku uu xaal halkaas marayo sulub
wuxuu qaatay in uu raadiyo noloshan ay kujiraan qooskiisu nolol uga duwan
Wuxuu waxbarash caafimaad kabilaabay
mid kamid ah bereefadyadii ku yaalay muqdisho isgoona joojiyay waxbarashadii
jaamacada wuxuuna isku dhaxwaday ardaynimo iyo macalin uu kanoqday iskuukkii uu
kabaranayay caafimaadka kaasoo kuyaalay waqooyiga muqdisho dadaalku waa hakiisa
Sulubna waxaa garab istaagay midkamid ah macalimiintii caafimadka ee Iskuulkaas
wuxuuna ahaa mid kacafiyay lacagtii waxbarashada kuna caawin jiray midkale oo
dheeraad ah sulubna waxaa uqarasan dareen xanuun badan oo uu uga sootagay
qooskiisa iyo noloshii adkeed aykujireen waxayna ku aheyd uurkutaalo xanuun
badan
https://www.youtube.com/@saayli2016
Waxaan sugnaa waa dhamaadka sheekada sulub
ReplyDeleteDhamaanteen waxaa inoo muhiim ah in aan ogaano dhamaadka sheekadan
ReplyDelete