Saturday, April 29, 2023

DOCTORS WITHOUT BORDERS

MEDECINS SANS         FRONTIERES

Soomaaliya waxaa soo maray hey ado farabadan kuwaas oo sheeganaya in ay yihiin kuwo caawinaya umada soomaaliyeed waxaase jiray kuwo badan oo ka run sheegay caawinta umadan u dhibaa teesteed daryeel dhanka caafimadka ah MSF waxaay ah heyd hey adaha fara kutiriska ah ee u soo gurmaday dalka iyo dadka soo maaliyeed waxaayna aheyd mid aanan kumilmin arimaha isdiidan ee kajiray dalka 

WAXQABADKII MUUQDAY EE MSF

Waxqabad keedii muuqday waxaa kamid ah in ay aad ubaahisay xarumihii caafimadka ayna gaarsiisay dhamaan dalka oo idin 

Qeybihii ay ka koobnayeen xarumihii MSF

Xarun waliba waxaay laheyd qeybo fara badan oo midwaliba lagu daweeyo xanuun ugaar ah waxaana kamid ahaa

1.OPD oo lagu qaabili jiray bukaan socodka waxaana kashaqeynayay shaqaale u carbisan shaqada ay qabanayaan

2.ANC oo lagu qaabili jiray hooyada uurka leh oo ay kashaqeynayeen shaqaale aad ugu dhimriya bukaanada ay qaabilayaan ,bukaanadaas oo ah kuwa ugu nugul bushada 

3.LAB waxaana diyaar ku ahaaa shaqaale aad uaga feejigan jaawaab bixibta waayo waxaa maskaxdooda ku taagnaa in iyaga dartood uu qofdhan nafta kuweynkaro waxayna muujin jireen dadaal dheeraad ah 

4.Pharmacy waxaa gacanta ku haaayay shaqaale ay kamuuqato in ay ilaaliyaan hantida umada waliba waxay ahaayeen kuwo loo soo kiciyo marka ay dhacdo cilad ama marwaxadu ay joojiso shaqadii taasina waxay aheyd wada shaqeyn iyo masuuliyad kamuuqatay shaqaalahaas

5.IPD halka waxay aheyd meesha ugu halista badneyd waxaana kujirikaro mararka qaar bukaano kabadan 200 mid walibana uu laxanuunsanayo xaalada u gaar ah

Sidoo kale waxaa qeybtan kamid ahaaa qeybta loo yaqaano ICU oo ah meesha lakeeno bukaanada kujiro xaaladaha qatarta ah 

6.Dalevary waxaa halkan lagu kala badbaadin jiray hooyo iyo ilmo soomaaliyeed iadoona ay aad ula tacaali jireen bukaanada xaaladoodu ay aadka udaran dahay inta ay awoodaan 

7.TB qeybtan waxay aheyd qeybihii hore mid aad uga duwan waxaana jiifay bukaano horey soomaalidu ay aad u takoori jireen waxayna aheyd rajo soocilinta bulsho iyagu isku dhibanaa  waxaana jiifi jiray bukaano lagu qiyaaso 100 bukaan kuwaasoo qabay xanuunka qaaxada 

8.ITFC waxaa loo sameeyay caruurta aysoo ridatay nafaqo darada kuwaas oo aad ugu badnaa guud ahaan dalka oo dhan waxaan ILLAHEY sabab uga dhigay badbaadadooda heyada MSF oo dusha uridatay qiidinta iyo daweynta caruurtaas soomaaliyed eek u dhibatesnayeen guud ahaan dalka oo dhan

9.OT meeshan waa tiirka qeybihii oo dhan waayo waxay fulin jirtay dhamaan qaliimada kuwaasoo aad ucuslaa mararka qaar waxayna masuuliyad iska saari jirtay in ay aad utaba barto shaqaleheeda kashaqeynayo qeybtaas waxaaana yaalay qalab aad ufarabadan oo nuuckasta leh


TACADIYADII LOO GEYSTAY MSF 

Waxaa dhacday in shaqaalihii msf loo geysto afduub waxay aheyd mid wali isku dayeeysa in ay lamacamiisho dadka waxmagaratada ah ee falkaas kukacayay waxay in mudo ah latacaaleysay tacadiyada uga imaanayay hogaankan qeybaha bulshada iyadoo waliba caawineysa qeyb kamid ah bulshada soomaliyeed kuna bixineyso maalkeeda iyo nafteeda ayaa loogu daray in hadana lagula koco kufsi loogeysanay gabdhihii ajinabiga ahaa ee kashaqeynayay gudaha dalka 

MAXAA KEENAY IN MSF AY DALKA KABAXDO

In ay msf ay dalka kabaxdo waxaa sababay arimo dhowr ah oo isbiirsaday kuwaasoo ay ka midyihiin

1.In bulshadii soomaliyeed ee lacaawinaayay hogaanadoodii ay dalbadeen in iyaga lalamacaamiil ama lacago dheeraad ah ay bixiso msf

2.Kufsigii iyo dilkii loo geystay qeybo kamid ahaa shaqaalehedii 

3.In dowladii markaas jirtay oo uu hogaaminaayay HASSAN SHEEKH MAHAMUUD uu dalbadan in msf hadii ay rabto in ay dalka kasii shaqeyso waa in ay bixisaa lacag markaas ay diiday msf

4.In ay shaqaaleheeda ay u weysay damaanad buuxd si ay dalka uga sii shaqeyso

XAALADIHII AY KU SHAQEYNAYEEN SHAQAALIHII MSF

Waxay kusoo shaqeeyeen shaqaalaha msf xaalado aad u adag kuwaasoo mararka qaar halis ku ahaa naftooda waxaana soo qaadanay muuwaalkan idiiin muuqdo dhamaan dhalin yaradaani waxay kamid ahaayeen shaqaalihii msf waxayna kushaqeeyeen xaalada idiin kuuqato taasoo halis ku ah naftooda

QEYBTII KOOBAAD EE WAREYSIGAAN

Maxaad ka aamin santahay MSF 

Wixii talo ama waxaad aaminsan tahay noogu reeb qeybta hoose  ee fikirka dadweynaha

Mahadsanidiin



2 comments:

  1. Waxaa hubaal ah in ay bulsho ay usameysay caawimaad iyo garab istaag

    ReplyDelete
  2. Waxaan xusuustaa in dad badan ay aad u caawisay

    ReplyDelete

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...