Hayaanka Nolosha
Cutubka 3. Ilintii Agoonka(The Orphan's Tears)
Sulub makii uu dhameeyay dugsigii sare wuxuu goaan saday in uu helo ama uu Layimaado Xaladii uu kunoolaa mid kaduwan waayo mauusan helaynin Cidkucaawisa waxbarashada Si uu usiwato jaamacada
.
English kusoo waatay nolo adag oo dhanka hooya iyo cunta waxaa jira qaar soo mari jirtay in uu cid u seexdo dukaan salaadii subaxna uu Kadheelmado waa uu kuqanacsanaa midaas waayo mauusan heysan Nololdhaanta iyo magacdil joogto ah .nolosha Dukaan jiifiska ah waxay u ahayd nolol aan lagu canaynin ama uusan Warxumo kalakul meynin taasna ay keentay kanaacada
Sulub qooskiisa iyo hooyadiisba waxay ku noolaayeen isla magaaladii uu Kunoolaa siwaliba ay noloshu u adkeed iyo mid waliba oo uu ku noolaa yahay Sulub waxaa sii waday markii ay soogaleen maxaabiis Itoobiya kuwaas oo Kala dhantaalay nolosha qooska sulun.
Ilaa iyo meeqo ayey sonaneysaa sheekada sulub
ReplyDeleteWaxaan jeclaan lahaa in lahubiyo ereyada qaar
ReplyDeleteWaan rajeynaa in ay noqdaan waxwanaagsan
ReplyDeleteMiyuu joogsaday musalsalkii sulub
ReplyDeleteWaan sugeymeymaa in waxbadan lagu soo daro
ReplyDelete