Thursday, May 4, 2023

NISA IYO ALSHABAB

 Dowlada soomaliya heyadeeda sirdooka ayaa sheegtay in ay dagaal lagaleen ururka alshabab ayna kadileen door qof oo katirsan kooxda alshabab waxayna sheegtay Nisa in ay soo bandhigidoonaan xogta dagaalkii ay lagaleen kooxda alshabab  

Sidookale alshabab ayaa sheegtay in ay kaguuleesteen ciidamada dowlada ayna kaqabsadeen hub iyo gaadiid dagaal  ayna siiwadi doonaan dagaalka ay si aan susoo ceshano gobo badan waa sida ayhadalka udhigeene 

Dadka kafaaloodo dhinaca ciidamada ayaa waxay waxkama jiraan kutilmaameen sheegashada Nisa ay sheeganeyso guusha dagaalka aysan aheyn midkudhisan xaqiiqada waxayna sheegeen in dowladu ay kadhaxjirto isku dhaxyaac dhanka hogaanka ciidamada 

Sidoo kale alshabab ayaa sheegeen in ay guulo kagaareen dagaaladii ay lagaleen ciidamada dowlada ayana siiwadi doonaan dagaalka ay kulajiraan


1 comment:

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...