Waxaa dalka turkiga kadhacay doorashadii ugu adkeed mudo lajoogo 45 sano kadib waxaan idhaka ku hayay dowlada caalamka kuwaasoo midwaliba uu kadhax arkayay dano siyaasadeed
Sidoo kale waxaa jiray isriixriix
siyaasadeed taasoo aan liiga baran
siyaasiyiinka turkiga balse doorashadaan ayaa waxaa hawada leysu marinayay
hadalo xafleh oo ay kamid yihiin in udugan uu mucaaradka kusheegay in ay
taageeraan argagixisada dalka turkiga cadawga ku ah waxaan meeshaas kabaxay is
aaminaadii siyaasiyiinta iyo madaxda turkiga waxaa kaloo jiray in ay ahaeyd
doorashadaan mid kulansiisay siyaasiyiin aanan isku heynin waxanaxariis ah
marka laga reebo in ay heshiis ku ahaayeen in xukunka laga tuuro ordogan
Dowlada marekanka ayaa doorashadan
u arkeysay in ay u tahay fursad dahabi ah hadii uu guuleysto hogaamiyaha
mucaaradka balse taasi madhicin oo waxaaa marlabaad kursiga kusoo laabtay
madaweyne ordogan oo cadaawad weyn ay kala dhexeyso wadamada reer yurub
Waxaana madax weynaha ladoorday
usoo hambalyeyay madaxweyna yaal ay kamid yihiin madax weynaha marekanka ruushka somaaliya boqorka qadar reysul
wasaaraha ingiriska madaxweynaha dalka yugandha
Ordugan ayaa wuxuu madaxtooyada
afkeeda hore kula hadlay shacabka turkiga iydoona uu usheegay in ay ugu
shaqeyndoonaan sidii hore walibana uu waxbadan kaqaban doono dhamaan balan
qaadyadii uu ka horsheegay shacabka turkiga xiligii ololaha doorashada lagu
guda jiray
Sidoo kale ordogan ayaa afka
kudhuftay in ay ilgooni ah ay kufiirin doonaan arimaha qaxootiga
Ordogaan ayaa u sheegay shacabka
turkiga in xiligaan loobahan yahay in siwada jir ah loogu istaago waxkaqabadka
arinta kor ukaca kuyimid maciishada iyo in dib loo soo celin doona shafarta
lacagta laga isticmaalo dalka turkiga
Guud ahaan caalamka islaamka ayaaa
laga soodhaweyay guusha madaxweyne ordogan iyadoona looga dabaal dagay meelo
kabaxsan dalka turkiga
Waxaa mudadii ugu dambeysay soo
baxayay in turkigu uu noqday quwad horleh oo dunida caalamka kusoo biirtay ayna
tahay in aan leyska indha tirin
Manta ayaa markale waxaa la arkaya
indoo warbaahinta liibiyay ay sicad ugarab istaagtay guusha madaxweyne ordogaan
waxaan dhamaan shaashadaha dalka liibiya lasooray wararka kusaabsan guusha
taariiqiga ah ee uu gaaray madaxweynah dalka turkiga
Tini ayaa muujineyso in madaxweynah
turkiga uu dunida ku leeyaha taageero aad u farabadan oo aan laqarin Karin
Guusha ordogan ayaa dhabrjab ku
noqotay wadamo ay kamid yihiin israaiil iyo mareykanka balse waxaay iska qaateen
go.aanka beesha caalamka oo ah qosol aan dibnaha jirin iyo hagardaamo qarsoon
waana mida hada dunida ay kudhaqanto waxaana kadhusugeynaa caleema saarka
madaxweynah turkiga xiliga laga dhigidoono
waa guul taariiqi ah
ReplyDelete