Wednesday, May 31, 2023

The United States government has written a statement about the war that took place in the town of Bulo Marer

 Dagaalkii asbuucii hore kadhacay magaalada buulo mareer ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa saacadba saacada xigta kasoo baxaya warar kaduwan kuwii hore loosoo bandhigay iyadoona ay jirto qasaare kadhashay dagaalkaas 

warar aan laxaqiijinkarin ayaa sheegayo in alshabab ay gacanta kudhigeen gaadii dagaal kuwaasoo wali lama xajiijin tirada saxda ah balse waxaa jiro warar laga helayo dhanka alshabaab waxayna sheegeen in ay gacanta ku hayaan 50 gawaarida dagaalka ah iyadoona ay beeniyeen sheegashada alshabaab midawga afriga 

dagaalka ayaa ilaa hada aysan waxfaahfaahin ah aysan kabixin dowlada dhexe ee soomaliya marka laga reebo maamulka koonfur galbeed oo warsaxaafadeed kasoo saaray dagaalka buulo mareer iyo qasaarihii kadhashay

maamulka koonfur galbeed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaalka iyo qaabkii uu udhacay 







maamulka ayaa eedeen weyn dusha kagatuuray hogaanka ADMIS ee soomaaliya iyo kuwa dowladaha ay kasocdaanba 

madaxweynah maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in admis ay sameeyeen wax sharaf dhac ku ah dowlada soomaliya midowga africa iyo waliba dowladihii ay sida gaarka ah uga socdeen wuxuuna fariin udiray dowlada somaliya midawga africa iyo dowladihii ay kasocdeen ciidamada kusugan maamulka koonfur galbeed waxaan usheegeynaa in maanta wixii dhacay aysan aheyn waxloo dulqaadan karo loogana baahan yahay in midowga africa ay soo cadeeyaan sidii ay wax udheceen isaga oo siihadlaya ayuu yiri waxaan dooneynaa in aan  alshabaab tirtirno balse madooneyno in alshabaab noola beero 

hadalka madaxweynaha ayaa waxaa laga dhadhansan karay in ay ciidamada ADMIS ay rabaan in alshabaab aywadanka sii joogaan tani ayuu kutilmaamay in ay aheyd deeq lasiiyay alshabaab balse aysan aheyn dagaal lalagalay

eedeynta madaxweynaha ayaa dubadiiba waxaa kasoo jawaabay madaxweynaha dalka yugandha musafeni wuxuuna run kutilmaamay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha koonfurgalbeed 

yuweeri musafi ayaan wuxuu isla markiiba soo diray qubaro baara wixii dhacay iyo saxahaasha wararka isdaba socda ee kasoo baxay dagaalka buulo mareer

sidoo kale waxaa warkasoo saartay dagaalka buulomarer wasaarada gaashaandhiga marekanka iyadoona kutilmaantay in ciidamada ADMIS ee dalka yugaandh kasocda in ay jabiyeen xeerarka uyaala ciidamada nabadilaalinta aduunka iyo kuwa kusugan soomaliya wasaarada ayaa sheegtay in ay sameyndoonaan baaritaan madax banaan ayna soo saaridoonaan sirta kadambeysay guusha alshabaab

waxaa kaloo lararkayay alshabaab oo gubeen gawaari aad badan kuwaas oo ay kacarareen cidamadii ADMIS

wararkan iyo wixii kasoo kordha halkan nagala soco 

wixii talo ama fikir ah hoos inoogu reeb 


No comments:

Post a Comment

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...