Chapter 5
Mudo kadib sulub wuxuu dhameeyay waxbarashadii caafimaadka wuxuuna bare kanoqday iskuulkii uu waxkabartay wuxuuna ahaa arday firfircoon oo hool kar ah wuxuu bare ahaadaba waxaa dhacday ay imtixaan soo dhajiyaan kuwo kamid ah hey,adihii kashaqeynayay dalka wuxuuna warqado geystay xafiiskooda oo kuyaalay magaaladii uu kunoolaa balse waxay kuxujeeyeen in uu imtihttps://www.blogger.com/u/1/blog/post/edit/391342205836589662/1330531576577540173xaanka kusoo galo magaalo kafog magaaladii uu kunoolaa waxay kunoqotay xanuun iyo murugo kusoo korortay wuxuu ahaa qof galgalbadan wuxuuna kuguuleystay in uu keeno lacagtii gaariraaca aheyd taasoo dhameyd 70$ waliba waqtiga lagu jiro waa xilirobad aad bey ugu adkeed waxaase uga darnaa xaaladii ay kujireen qooskiisa siwaliba ay aheydba wuxuu soo galay imtixaankii waxana hey,adii usheegtay in 3 bilod kadib loo yeeridoono waxaase durbadiiba soo wacay sulub dhalin yaro ay asxaab ahayen kuwaas oo usheegeen in uusan ku laaban magaaladii uu kayimaaday.GALGUDUD.BLOGSPOT.COM
Hada ay ayeey bilaabatay nuqulka sheekada waana dhameysan doonaa
ReplyDelete