Wednesday, May 31, 2023

The United States government has written a statement about the war that took place in the town of Bulo Marer

 Dagaalkii asbuucii hore kadhacay magaalada buulo mareer ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa saacadba saacada xigta kasoo baxaya warar kaduwan kuwii hore loosoo bandhigay iyadoona ay jirto qasaare kadhashay dagaalkaas 

warar aan laxaqiijinkarin ayaa sheegayo in alshabab ay gacanta kudhigeen gaadii dagaal kuwaasoo wali lama xajiijin tirada saxda ah balse waxaa jiro warar laga helayo dhanka alshabaab waxayna sheegeen in ay gacanta ku hayaan 50 gawaarida dagaalka ah iyadoona ay beeniyeen sheegashada alshabaab midawga afriga 

dagaalka ayaa ilaa hada aysan waxfaahfaahin ah aysan kabixin dowlada dhexe ee soomaliya marka laga reebo maamulka koonfur galbeed oo warsaxaafadeed kasoo saaray dagaalka buulo mareer iyo qasaarihii kadhashay

maamulka koonfur galbeed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaalka iyo qaabkii uu udhacay 







maamulka ayaa eedeen weyn dusha kagatuuray hogaanka ADMIS ee soomaaliya iyo kuwa dowladaha ay kasocdaanba 

madaxweynah maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in admis ay sameeyeen wax sharaf dhac ku ah dowlada soomaliya midowga africa iyo waliba dowladihii ay sida gaarka ah uga socdeen wuxuuna fariin udiray dowlada somaliya midawga africa iyo dowladihii ay kasocdeen ciidamada kusugan maamulka koonfur galbeed waxaan usheegeynaa in maanta wixii dhacay aysan aheyn waxloo dulqaadan karo loogana baahan yahay in midowga africa ay soo cadeeyaan sidii ay wax udheceen isaga oo siihadlaya ayuu yiri waxaan dooneynaa in aan  alshabaab tirtirno balse madooneyno in alshabaab noola beero 

hadalka madaxweynaha ayaa waxaa laga dhadhansan karay in ay ciidamada ADMIS ay rabaan in alshabaab aywadanka sii joogaan tani ayuu kutilmaamay in ay aheyd deeq lasiiyay alshabaab balse aysan aheyn dagaal lalagalay

eedeynta madaxweynaha ayaa dubadiiba waxaa kasoo jawaabay madaxweynaha dalka yugandha musafeni wuxuuna run kutilmaamay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha koonfurgalbeed 

yuweeri musafi ayaan wuxuu isla markiiba soo diray qubaro baara wixii dhacay iyo saxahaasha wararka isdaba socda ee kasoo baxay dagaalka buulo mareer

sidoo kale waxaa warkasoo saartay dagaalka buulomarer wasaarada gaashaandhiga marekanka iyadoona kutilmaantay in ciidamada ADMIS ee dalka yugaandh kasocda in ay jabiyeen xeerarka uyaala ciidamada nabadilaalinta aduunka iyo kuwa kusugan soomaliya wasaarada ayaa sheegtay in ay sameyndoonaan baaritaan madax banaan ayna soo saaridoonaan sirta kadambeysay guusha alshabaab

waxaa kaloo lararkayay alshabaab oo gubeen gawaari aad badan kuwaas oo ay kacarareen cidamadii ADMIS

wararkan iyo wixii kasoo kordha halkan nagala soco 

wixii talo ama fikir ah hoos inoogu reeb 


Monday, May 29, 2023

Turkey's election, which has different news from the ones written by the international media



 Waxaa dalka turkiga kadhacay doorashadii ugu adkeed mudo lajoogo 45 sano kadib waxaan idhaka ku hayay dowlada caalamka kuwaasoo midwaliba uu kadhax arkayay dano siyaasadeed

Sidoo kale waxaa jiray isriixriix siyaasadeed  taasoo aan liiga baran siyaasiyiinka turkiga balse doorashadaan ayaa waxaa hawada leysu marinayay hadalo xafleh oo ay kamid yihiin in udugan uu mucaaradka kusheegay in ay taageeraan argagixisada dalka turkiga cadawga ku ah waxaan meeshaas kabaxay is aaminaadii siyaasiyiinta iyo madaxda turkiga waxaa kaloo jiray in ay ahaeyd doorashadaan mid kulansiisay siyaasiyiin aanan isku heynin waxanaxariis ah marka laga reebo in ay heshiis ku ahaayeen in xukunka laga tuuro ordogan 

Dowlada marekanka ayaa doorashadan u arkeysay in ay u tahay fursad dahabi ah hadii uu guuleysto hogaamiyaha mucaaradka balse taasi madhicin oo waxaaa marlabaad kursiga kusoo laabtay madaweyne ordogan oo cadaawad weyn ay kala dhexeyso wadamada reer yurub

Waxaana madax weynaha ladoorday usoo hambalyeyay madaxweyna yaal ay kamid yihiin madax weynaha marekanka  ruushka somaaliya boqorka qadar reysul wasaaraha ingiriska madaxweynaha dalka yugandha

Ordugan ayaa wuxuu madaxtooyada afkeeda hore kula hadlay shacabka turkiga iydoona uu usheegay in ay ugu shaqeyndoonaan sidii hore walibana uu waxbadan kaqaban doono dhamaan balan qaadyadii uu ka horsheegay shacabka turkiga xiligii ololaha doorashada lagu guda jiray

Sidoo kale ordogan ayaa afka kudhuftay in ay ilgooni ah ay kufiirin doonaan arimaha qaxootiga

Ordogaan ayaa u sheegay shacabka turkiga in xiligaan loobahan yahay in siwada jir ah loogu istaago waxkaqabadka arinta kor ukaca kuyimid maciishada iyo in dib loo soo celin doona shafarta lacagta laga isticmaalo dalka turkiga

Guud ahaan caalamka islaamka ayaaa laga soodhaweyay guusha madaxweyne ordogan iyadoona looga dabaal dagay meelo kabaxsan dalka turkiga

Waxaa mudadii ugu dambeysay soo baxayay in turkigu uu noqday quwad horleh oo dunida caalamka kusoo biirtay ayna tahay in aan leyska indha tirin

Manta ayaa markale waxaa la arkaya indoo warbaahinta liibiyay ay sicad ugarab istaagtay guusha madaxweyne ordogaan waxaan dhamaan shaashadaha dalka liibiya lasooray wararka kusaabsan guusha taariiqiga ah ee uu gaaray madaxweynah dalka turkiga

Tini ayaa muujineyso in madaxweynah turkiga uu dunida ku leeyaha taageero aad u farabadan oo aan laqarin Karin

Guusha ordogan ayaa dhabrjab ku noqotay wadamo ay kamid yihiin israaiil iyo mareykanka balse waxaay iska qaateen go.aanka beesha caalamka oo ah qosol aan dibnaha jirin iyo hagardaamo qarsoon waana mida hada dunida ay kudhaqanto waxaana kadhusugeynaa caleema saarka madaxweynah turkiga xiliga laga dhigidoono

Thursday, May 4, 2023

NISA IYO ALSHABAB

 Dowlada soomaliya heyadeeda sirdooka ayaa sheegtay in ay dagaal lagaleen ururka alshabab ayna kadileen door qof oo katirsan kooxda alshabab waxayna sheegtay Nisa in ay soo bandhigidoonaan xogta dagaalkii ay lagaleen kooxda alshabab  

Sidookale alshabab ayaa sheegtay in ay kaguuleesteen ciidamada dowlada ayna kaqabsadeen hub iyo gaadiid dagaal  ayna siiwadi doonaan dagaalka ay si aan susoo ceshano gobo badan waa sida ayhadalka udhigeene 

Dadka kafaaloodo dhinaca ciidamada ayaa waxay waxkama jiraan kutilmaameen sheegashada Nisa ay sheeganeyso guusha dagaalka aysan aheyn midkudhisan xaqiiqada waxayna sheegeen in dowladu ay kadhaxjirto isku dhaxyaac dhanka hogaanka ciidamada 

Sidoo kale alshabab ayaa sheegeen in ay guulo kagaareen dagaaladii ay lagaleen ciidamada dowlada ayana siiwadi doonaan dagaalka ay kulajiraan


Wednesday, May 3, 2023

Tani waa qeyb kamid ah Xaqiiqada MSF



 Kuwani  wax katurjumayaan in MSF ay aheyd heyad ushaqeysa sida kuwa dowliga ah oo kale waxaana hubaal ah in waxqabadkeedii ay wali ubaahan yihiin masaakiin faranadan waliba kunool meelo aysan kadhaweyn waxyaabaha daruuriyaadka u ah nulshada marka laga eego dhanka caafimadka 
Si aan ubaarno xogo intaas kabadan waa inoomuhiim aragtidiina

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...