Saturday, April 29, 2023

DOCTORS WITHOUT BORDERS

MEDECINS SANS         FRONTIERES

Soomaaliya waxaa soo maray hey ado farabadan kuwaas oo sheeganaya in ay yihiin kuwo caawinaya umada soomaaliyeed waxaase jiray kuwo badan oo ka run sheegay caawinta umadan u dhibaa teesteed daryeel dhanka caafimadka ah MSF waxaay ah heyd hey adaha fara kutiriska ah ee u soo gurmaday dalka iyo dadka soo maaliyeed waxaayna aheyd mid aanan kumilmin arimaha isdiidan ee kajiray dalka 

WAXQABADKII MUUQDAY EE MSF

Waxqabad keedii muuqday waxaa kamid ah in ay aad ubaahisay xarumihii caafimadka ayna gaarsiisay dhamaan dalka oo idin 

Qeybihii ay ka koobnayeen xarumihii MSF

Xarun waliba waxaay laheyd qeybo fara badan oo midwaliba lagu daweeyo xanuun ugaar ah waxaana kamid ahaa

1.OPD oo lagu qaabili jiray bukaan socodka waxaana kashaqeynayay shaqaale u carbisan shaqada ay qabanayaan

2.ANC oo lagu qaabili jiray hooyada uurka leh oo ay kashaqeynayeen shaqaale aad ugu dhimriya bukaanada ay qaabilayaan ,bukaanadaas oo ah kuwa ugu nugul bushada 

3.LAB waxaana diyaar ku ahaaa shaqaale aad uaga feejigan jaawaab bixibta waayo waxaa maskaxdooda ku taagnaa in iyaga dartood uu qofdhan nafta kuweynkaro waxayna muujin jireen dadaal dheeraad ah 

4.Pharmacy waxaa gacanta ku haaayay shaqaale ay kamuuqato in ay ilaaliyaan hantida umada waliba waxay ahaayeen kuwo loo soo kiciyo marka ay dhacdo cilad ama marwaxadu ay joojiso shaqadii taasina waxay aheyd wada shaqeyn iyo masuuliyad kamuuqatay shaqaalahaas

5.IPD halka waxay aheyd meesha ugu halista badneyd waxaana kujirikaro mararka qaar bukaano kabadan 200 mid walibana uu laxanuunsanayo xaalada u gaar ah

Sidoo kale waxaa qeybtan kamid ahaaa qeybta loo yaqaano ICU oo ah meesha lakeeno bukaanada kujiro xaaladaha qatarta ah 

6.Dalevary waxaa halkan lagu kala badbaadin jiray hooyo iyo ilmo soomaaliyeed iadoona ay aad ula tacaali jireen bukaanada xaaladoodu ay aadka udaran dahay inta ay awoodaan 

7.TB qeybtan waxay aheyd qeybihii hore mid aad uga duwan waxaana jiifay bukaano horey soomaalidu ay aad u takoori jireen waxayna aheyd rajo soocilinta bulsho iyagu isku dhibanaa  waxaana jiifi jiray bukaano lagu qiyaaso 100 bukaan kuwaasoo qabay xanuunka qaaxada 

8.ITFC waxaa loo sameeyay caruurta aysoo ridatay nafaqo darada kuwaas oo aad ugu badnaa guud ahaan dalka oo dhan waxaan ILLAHEY sabab uga dhigay badbaadadooda heyada MSF oo dusha uridatay qiidinta iyo daweynta caruurtaas soomaaliyed eek u dhibatesnayeen guud ahaan dalka oo dhan

9.OT meeshan waa tiirka qeybihii oo dhan waayo waxay fulin jirtay dhamaan qaliimada kuwaasoo aad ucuslaa mararka qaar waxayna masuuliyad iska saari jirtay in ay aad utaba barto shaqaleheeda kashaqeynayo qeybtaas waxaaana yaalay qalab aad ufarabadan oo nuuckasta leh


TACADIYADII LOO GEYSTAY MSF 

Waxaa dhacday in shaqaalihii msf loo geysto afduub waxay aheyd mid wali isku dayeeysa in ay lamacamiisho dadka waxmagaratada ah ee falkaas kukacayay waxay in mudo ah latacaaleysay tacadiyada uga imaanayay hogaankan qeybaha bulshada iyadoo waliba caawineysa qeyb kamid ah bulshada soomaliyeed kuna bixineyso maalkeeda iyo nafteeda ayaa loogu daray in hadana lagula koco kufsi loogeysanay gabdhihii ajinabiga ahaa ee kashaqeynayay gudaha dalka 

MAXAA KEENAY IN MSF AY DALKA KABAXDO

In ay msf ay dalka kabaxdo waxaa sababay arimo dhowr ah oo isbiirsaday kuwaasoo ay ka midyihiin

1.In bulshadii soomaliyeed ee lacaawinaayay hogaanadoodii ay dalbadeen in iyaga lalamacaamiil ama lacago dheeraad ah ay bixiso msf

2.Kufsigii iyo dilkii loo geystay qeybo kamid ahaa shaqaalehedii 

3.In dowladii markaas jirtay oo uu hogaaminaayay HASSAN SHEEKH MAHAMUUD uu dalbadan in msf hadii ay rabto in ay dalka kasii shaqeyso waa in ay bixisaa lacag markaas ay diiday msf

4.In ay shaqaaleheeda ay u weysay damaanad buuxd si ay dalka uga sii shaqeyso

XAALADIHII AY KU SHAQEYNAYEEN SHAQAALIHII MSF

Waxay kusoo shaqeeyeen shaqaalaha msf xaalado aad u adag kuwaasoo mararka qaar halis ku ahaa naftooda waxaana soo qaadanay muuwaalkan idiiin muuqdo dhamaan dhalin yaradaani waxay kamid ahaayeen shaqaalihii msf waxayna kushaqeeyeen xaalada idiin kuuqato taasoo halis ku ah naftooda

QEYBTII KOOBAAD EE WAREYSIGAAN

Maxaad ka aamin santahay MSF 

Wixii talo ama waxaad aaminsan tahay noogu reeb qeybta hoose  ee fikirka dadweynaha

Mahadsanidiin



Saturday, April 15, 2023

This is Life

 Hayaanka Nolosha


Cutubka 3. Ilintii Agoonka(The Orphan's Tears)

Sulub makii uu dhameeyay dugsigii sare wuxuu goaan saday in uu helo ama uu Layimaado Xaladii uu kunoolaa mid kaduwan waayo mauusan helaynin Cidkucaawisa waxbarashada Si uu usiwato jaamacada

.

English kusoo waatay nolo adag oo dhanka hooya iyo cunta waxaa jira qaar soo mari jirtay in uu cid u seexdo dukaan salaadii subaxna uu Kadheelmado waa uu kuqanacsanaa midaas waayo mauusan heysan Nololdhaanta iyo magacdil joogto ah .nolosha Dukaan jiifiska ah waxay u ahayd nolol aan lagu canaynin ama uusan Warxumo kalakul meynin taasna ay keentay kanaacada

Sulub qooskiisa iyo hooyadiisba waxay ku noolaayeen isla magaaladii uu Kunoolaa siwaliba ay noloshu u adkeed iyo mid waliba oo uu ku noolaa yahay Sulub waxaa sii waday markii ay soogaleen maxaabiis Itoobiya kuwaas oo Kala dhantaalay nolosha qooska sulun.

 

Friday, April 14, 2023

ILINTII AGOONKA

 


Chapter 6 Ilintii Agoonka

Sulub isaga oo tixgalinaya hadaladii asxaabtiisa wuxuu ku hakaday magaalo udhow magaaladii ay kunoolayeen waxaana halkasi aykuheysteen ama uga furneyd xarunyar oo caafimaad waxayna sulub usoo dhaweyeen habmaamuus aad usareyo waxayna usheeegeen in uu xaruntaasi kasii shaqeysto inta uu kaimaanayo imtixaankale wuuna ka,aqbalay waayo sulub markiisii haraba wuxuu ahaa mid sugaya 3bilood oo ay usoo qabteen kuwii uu imtixaanka usoo galay .

Dhalin yaradii sulub waxay kuwareejiyeen xaruntii caafimad waxana ahaayeen kuwo isku hambal yeeya sidaasna ku kalatagay .

Sulub waxaa fuushay masuuliyad ah ilaalinta hantidii lagu dhaafay .sulub waxaa ku adkaa nolosha meesha iyo deegan uusan waligiis imaanin iyo dad uusan aqoon u laheyn dhaqankooda wuxuuse aad ugu dadaalaya in ay isfahmaan waliba siwanaagsan.

Durbadiiba sulub wuxuu sifudud ku dhaxgalay bulshadii kunooleyd deegaankii sulub wuxuu isku aadiyay dhalin yaro deeganka ah kuwaas oo qabay baahi waxbarasho sigana uu kadhiganayay gabaad .

Lakulanka dhalinyaradaas waxay u aheyd fursad si ay isku fahmaan bulshadan uu kucusub yahay tiina wuu kuguuleystay sulub

Caqabada sulub uusan xalin kareynin waxay aheyd in maamulka kajiray halkaasi uu ahaa maamul aad u adag nidaamka uyaalay

Wuxuu culeys isku saaray sidii ay isku fahmi lahaayeen maamulkii kajiray deegaankas dadaal dheer kadib wuu ku guleystay in ay isfahmaan maamulkii waxay aheyd caqabadii ugu adkeed uu kagudbo

Mudo 2 bilaad kadib waxaa imtixaan soo dhajisay heyadii ay ushaqeynayeen dhalin yaradii sulub saaxibadis ahayeen wuxuuna geystay warqadihiisii silamid ah waxaa warqado geystay dhalin yaro deegano kaladuwan oo waliba kala fogfog .

Tirada warqadaha geysatay waxay dhamaayeen 278 dhalin yaro shaqo doon ah waxaana looga baahnaa 7 qofood .

ILAAHEY wuxuu wato waa iska sidaan sulubna wuxuu noqday qofkii 1baad ee laqaado ama lashaqaleysiiyo waxayna sulub u aheyd maalinkale oo farxad u ah sulub iyo qooskiisa.

Sulubna maalintaas wixii kadambeyay wuxuu dusha saartay masuuliyad qooskiisa ayagoo wali qaxooti ku ah dalkoodii wuxuuna kazoo raray halkii ay kunoolaayeen wuxuuna soo dajiyay meel kanolol dhaanta halkii ay kunoolaayeen

Thursday, April 13, 2023

Hayaanka Nolosha

 Chapter 5

Mudo kadib sulub wuxuu dhameeyay waxbarashadii caafimaadka wuxuuna bare kanoqday iskuulkii uu waxkabartay wuxuuna ahaa arday firfircoon oo hool kar ah wuxuu bare ahaadaba waxaa dhacday ay imtixaan soo dhajiyaan kuwo kamid ah hey,adihii kashaqeynayay dalka wuxuuna warqado geystay xafiiskooda oo kuyaalay magaaladii uu kunoolaa balse waxay kuxujeeyeen in uu imtihttps://www.blogger.com/u/1/blog/post/edit/391342205836589662/1330531576577540173xaanka kusoo galo magaalo kafog magaaladii uu kunoolaa waxay kunoqotay xanuun iyo murugo kusoo korortay wuxuu ahaa qof galgalbadan wuxuuna kuguuleystay in uu keeno lacagtii gaariraaca aheyd taasoo dhameyd 70$ waliba waqtiga lagu jiro waa xilirobad aad bey ugu adkeed waxaase uga darnaa xaaladii ay kujireen qooskiisa siwaliba ay aheydba wuxuu soo galay imtixaankii waxana hey,adii usheegtay in 3 bilod kadib loo yeeridoono waxaase durbadiiba soo wacay sulub dhalin yaro ay asxaab ahayen kuwaas oo usheegeen in uusan ku laaban magaaladii uu kayimaaday.
GALGUDUD.BLOGSPOT.COM
https://www.blogger.com/u/1/blog/post/edit/391342205836589662/1330531576577540173


Saturday, April 8, 2023

Hayaanka Nolosha

 


Chapter 4

Sulub iyo qooskiisu waxaay uqexeen duleedka magaladii ay daganaayeen waxayna wali ahaayeen qoos dhameystiran oo ma,aysan saameynin dagaaladii ciidamadii itoobiya iyo kuwii maxaakiimta oo markaas kasocday magaalada.dadku waxay iskula dagayeen qoos qoos iyo sidii ay iskugu dhowyihiin waxaayena ladageen sulub iyo qiiskiisu qoos ay ilmo adeer ahaayeen waxaa halkaas kajiray duruufo nololeed oo aad u adag waxaa mararka qaar adkaan jiray nolosha qooska sulub waxayna hooyadiis garab weydiisan jirtay sulub adeerkiis oo ay isku meel daganaayeen . hooyo waxana kala sookulmi jirtay wajigabax iyo hadalo aan munaasib ku aheyn markaasi.

Damiirka hooyo matisineynin in ay fariisato iyadoo caruurteena ay beehi lajiifaan waxaana aheyd mid marwaliba kubixisa dadaal dheeraad ah sidii ay wax ugu helilaheyd caruurteeda ILAAHEYNA wuu kuguuleyn jiray wax uhelida caruurteeda .

Adeerku markii uubulshada kudhaxjiro waa mid kusheekeeyay wax utarista Qooskii uu kageeriyooday walaakiis balse taasi sax ma.aheyn oo daahbaa saarnaa dadku aysan ujeedin

Marku uu xaal halkaas marayo sulub wuxuu qaatay in uu raadiyo noloshan ay kujiraan qooskiisu nolol uga duwan

Wuxuu waxbarash caafimaad kabilaabay mid kamid ah bereefadyadii ku yaalay muqdisho isgoona joojiyay waxbarashadii jaamacada wuxuuna isku dhaxwaday ardaynimo iyo macalin uu kanoqday iskuukkii uu kabaranayay caafimaadka kaasoo kuyaalay waqooyiga muqdisho dadaalku waa hakiisa Sulubna waxaa garab istaagay midkamid ah macalimiintii caafimadka ee Iskuulkaas wuxuuna ahaa mid kacafiyay lacagtii waxbarashada kuna caawin jiray midkale oo dheeraad ah sulubna waxaa uqarasan dareen xanuun badan oo uu uga sootagay qooskiisa iyo noloshii adkeed aykujireen waxayna ku aheyd uurkutaalo xanuun badan

https://www.youtube.com/@saayli2016

 

Wednesday, April 5, 2023

Hayaanka Nolosha


 

Chapter 2.Ilintii Agoonka

Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray dugsi quraan kaas uu kabaranayay QURAANKA waxayna kuwada Noolaayeen isaga iyo qooskiisa nolol iska caadi ah oo aheyd nolosha kajirtay magaaladii ay ku Noolayeen aduunya wuxuu kugu jeclaa aabihiis iyo hooyadiis malitiina wuxuu ugu farxad Badnaa xiliga galabtii ah oo uu imaan jiray abihiisa waxaana abahas caado u aheyd in uu Suuqa soomaro wuxuuna caruustiisa usoo iibin jiray wixiiba farxad galinayo runtii aad buu Ugu  dadaali jiray balse shaqda uu hayo ayaaba marmar iska aheyd 

Sulubna waa mid mar waliba raadiya xalka iyo sida ay wax isku badali lahaayeen wuxuuna Bilaabay sameynta saacadaha iyo farsamoyin kale oo uqas ah si uu uxaliya xalada nafeed Kadibna tanqooskiisa waayo mauusan heynin xalkaduwan midaas

Sacadu weywareganeysaaye waxay socotaba waxaa dhacday in sulub aabihiis uu waxa kadalbado aabihiisna aadbuu uilmo jeclayay durbadiiba wuxuu ku yiri aabo waa inoo galabta Waana kusiinaa wixii aan kaa balanqaaday ,kadib maxaa dhacay?

Chapter 2 .Ilintii A goonka 

Saacadihii rajada waxay isku badaleen murugo iyo tiirayo waxaana lagu soo wargaliyay in uu Geeriyoday abihiis durbadiiba wuxuu kusoo baxay sihalhaleel ah wuxuu ahaa mid aad uyar Oo mauusan qaadi Karin masuuliyada duugta aabihiis

Balse wuxuu qaatay go.aan ah in uu xakameeyo qalbigiisa ilinta uu iska ilaaliyo  sidadku Aysan ugu abuurin caloolyow

Asagu waxaa kawynaa ilmo ladhashay kuwo kalana wey kayaraayeen  balse asaga damiirkiisu Wuxuu tusayay in ay sugeyso nolo adag taas oo ubaahan in ALLAAH lala kaashado balse Ubaahan adadeeg

Rajadii sulub waxay noqotay mid ay kutimid qabjab iyo caloolyow dunida ILLAHEY wuxuu kaleeyahay xigmado aad u farabadan balse baniiaadmiga madareemaan xigmadaas

*      Hooyo




Halkan waxaa kabilaawday  in sulub hoyadiis ay bilaawdo in ay dhaxda uxirato caruurtii AGONTA noqday oo uu kamid yahay sulub

Hoyadan waxay caruurteeda u hurtay wax waliba oo ay nafteedu karikartay kama aysan daalin korinta iyo tarbiyada caruurteda waxaase in taas usii dheeraa cadaawad ay kula kecen dadkii uu kazoo jeeday ninkii kadhintay waxaase oo dhan dhag jalaq uma aysan siinin waxayna sii wadatay in ay korsato caruuteda agoonta ah

Sulub wuxuu ahaa mid lasocdo xaalada hooyadiis ay ku jirto iyo sida ay ku raadineyso ama ay Uga fekereyso koriimadooda

Sulub iyo walaalkiis waxaa lageyay iskuul kuyaalay deegankii ay kunoolayeen wuxuuna ahaa Mid ay farxadi hareysay waayo wuxuu kadhax arkayay fursad uu hooyadiis ku caawin karo Wuxuuna noqday mid aad ugu dhow maamulka iyo macalimiintii iskuulkiisa wuxuuna waxbarashada kabilaabay fasalka koobaad ee iskuulka

Waxaay sidaas wax usocdaanba wuxuu dhameeyay sulub dugsigii hoose wuxuuna ugudbay dugsigii dhexe ee iskuulka inta uu iskuulka joogo mahine inta kale wuxuu ahaa mid ku dadaala in uu sameysto waxsoosaar si uu hoyadiis uu u caawiyo

 

 

 

 

Dhibaatada lagu hayo dadka kasoo jeeda kanfurta somalia

Warbixintan ayaa waxat tahay mid ka hadlaysa dhacdo murugo leh, waxaana sidoo kale ay ku jiraan macluumaad ku saabsan sida arrintaasi loo so...